Maanhadal: Fatahaada Wabiga Siyaasadda ee Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

Maanhadal: Fatahaada Wabiga Siyaasadda ee Soomaaliya (dhegayso)

Ku soo dhawaada barnaamijkii Maanhadal oo inta badan looga hadlo mowduucyo xasaasi ah,waxaana todobaadkan uga hadli doono arrimaha siyaasadda Soomaali

DHAGAYSO: Barnaamijkii Maan-Hadal _Jimco 29
Dhagayso Maanhadal oo lagu casumay General C/risaaq Afgaduud, General Carays, iyo W/hore ee Maaliyada Soomaaliya Cawil
MAANHADAL: Balaarinta xisbiyadda Puntland & talosoojeedinti Golaha wasiiradda

Ku soo dhawaada barnaamijkii Maanhadal oo inta badan looga hadlo mowduucyo xasaasi ah,waxaana todobaadkan uga hadli doono arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo khilaafka maamuladda dalka, dowladda federaalka iyo faragelinta dowladaha khaliijka ee siyaasadda Soomaaliya.

Barnaamijka maanta waxaa ka qaybgalaya aqoonyahano iyo Xildhibaano, kana dhiibanaya fikrado kala duwan meesha siyaasadda maanta ee Soomaaliya ay ku socoto, iyo natiijooyinka siyaasadeed ee laga filan karo faragalinta waddamada Khaliijka.

Axmed Sheekh maxamed (aw-Tall) ayaa ka soo eedinaya Xarunta Daljir Boosaaso.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: