Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey (dhegayso)

HomeWararka

Wabiga Shabeele oo Fatahaad Sameyeey (dhegayso)

Wabiga wayn ee dhaxmara gobolka shabeelaha dhaxe ayaa sameeyay xalay fataahd xoogan kaas oo khaasre garsiiyay beerihii halkaasi kuyaalay, balse dadaal

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-gudoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay (Sawiro)
Al-Shabaab oo xubno katirsanaa kooxdooda dilay
Abwaan Muno Diyaano: “Muuse Biixi dulmigiisi waa la iska xoreyeey Soolna waa Nabad”

Wabiga wayn ee dhaxmara gobolka shabeelaha dhaxe ayaa sameeyay xalay fataahd xoogan kaas oo khaasre garsiiyay beerihii halkaasi kuyaalay, balse dadaal badan oo ay sameyeen iskaashatada beeralayda gobolka shabeelaha dhaxe ayaa waxa ay ku guuleesteen in ay xiraan halka uu ka furmay wabiga.

Hadaba Cismaan nuur ibraahin waa gudoomiyaha iskaashatada beeralayda gobolka shabeelaha dhaxe qadka telfoonka ee gobolkaasi ayuu ugu waramay wariye xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: