Maamulka Iskuulka Cumar Samatar oo Ardaydii Kaalmaha Hore ka Galay Imtaxanadkii Shahaadiga ahaa Abaalmarin Gudoonsiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Iskuulka Cumar Samatar oo Ardaydii Kaalmaha Hore ka Galay Imtaxanadkii Shahaadiga ahaa Abaalmarin Gudoonsiyeey (dhegayso)

Gudaha iskuulka sare ee cumar samatar Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad balaaran oo abaalmarino lagu gudoonsinayeey ardaydii kalmaha hore ka gashay imtaxanadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyadda sare ee ay qaaday wasaaradda Waxbarashada Puntland. Shafici Cabdulqadir ayaa Warbixintan kaso diray Gaalkcyo http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d5ddc9040100df9d9df7f3/warbixinta+omar+samanter.mp3

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Shir ku qabtay Boosaaso (dhegayso)
Waa sidee maanta xaalada magaalada Boosaaso?
A very bad day for President Hassan Sheikh Mohamud

Gudaha iskuulka sare ee cumar samatar Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad balaaran oo abaalmarino lagu gudoonsinayeey ardaydii kalmaha hore ka gashay imtaxanadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyadda sare ee ay qaaday wasaaradda Waxbarashada Puntland.

Shafici Cabdulqadir ayaa Warbixintan kaso diray Gaalkcyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: