Ciidamo AMISOM Ah oo la Geyeey Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Cadaado

HomeWararka

Ciidamo AMISOM Ah oo la Geyeey Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Cadaado

Wararka Ka imaanaya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug waxaa shalay gelinkii dambe gaaray taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

BUUHOODLE: Eedayn dul hoganaysa duqa Degmada (daawo)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
BOOSAASO: Ardayda Jaamacada Citycut & Bandhiga Cuntada isku dheelitaran

Wararka Ka imaanaya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug waxaa shalay gelinkii dambe gaaray taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Cismaan Nuur Subagle.

Masuulkan ayaa la sheegay tagistiisa Cadaadi inay tahay sidi loo xaqiijin laha amaanka ,isla markaana looga hortagi lahaa iskudhacyo inay kadhacaan magaaladda Cadaado.

Subagle waxaa uu sheegay in Ciidamada ka socda AMISOM la geeyay garoonka Diyaaradaha ee Cadaado islamarkaana ay xaqiijin doonaan amniga Garoonka iyo magaalada inteeda kaleba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: