Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu waaweynaa, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d591bc050100bb2ee57a37/S%2BD_Tallman_Bossaso_05-Oct-2017.mp3
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).
Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu waaweynaa, dal iyo dibad.
COMMENTS