Wasiirka Khayraadka & Shidaalka  oo su’aallo laga waydiiyay heshiisyada shidaal ee dalka (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Khayraadka & Shidaalka oo su’aallo laga waydiiyay heshiisyada shidaal ee dalka (dhegayso)

Guddiga khayraadka kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Golaha Aqalka Sare ayaa su'aallo ku Saabsan heshiisyada shidaal ee dalka waydiiyay wasiirka

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Guddoomiye Muufo: “Mashaariicda ugu badan Madaxweyne Deni ayaa degmada Jarriiban ka hirgaliyey ma waxaan ugu abaalgudi karnaa waxba ma qaban? (dhegayso)
Dowladda Ingiriiska oo ka hadashay khilaafka u dhexeeya madaxda dowladda Soomaaliya

Guddiga khayraadka kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Golaha Aqalka Sare ayaa su’aallo ku Saabsan heshiisyada shidaal ee dalka waydiiyay wasiirka wasaaaradaasi, kadib markii maanta uu hortagay aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kalle wasiirka ayaa la waydiiyay kaydka shidaal ee dalka iyo meelaha uu kujiro.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa warbixintaan inoo faahfaahinaya, hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: