Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Mesut Ozil iyo Inter Milan (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Mesut Ozil iyo Inter Milan (dhegayso)

Agaasimaha ciyaaraha kooxda Inter Milan, Piero Ausilio, iyo kooxdiisa Inter Milan ayaa saadalinaya in ay bisha Janaayo saxiixi doonaan Mesut Ozil, uun

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)

Agaasimaha ciyaaraha kooxda Inter Milan, Piero Ausilio, iyo kooxdiisa Inter Milan ayaa saadalinaya in ay bisha Janaayo saxiixi doonaan Mesut Ozil, uuna ka soo wareegi doono Arsenal.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: