Wasaaradda amniga oo kahadashay howlgalada Muqdisho (dhegayso)

HomeWararkaWARKA FIIDNIMO

Wasaaradda amniga oo kahadashay howlgalada Muqdisho (dhegayso)

Wasaaradda amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisay howlgalo ammaan oo habeenadii lasoo dhaafay ay ciidamada amaanka ay ka wadeen m

Xukumadda Somaaliya oo ka hadashay go’aankii Somaliland ee Astaanka So (dhegayso)
War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 18aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Wasaaradda amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisay howlgalo ammaan oo habeenadii lasoo dhaafay ay ciidamada amaanka ay ka wadeen magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu soo qabtay saraakiil, waxyaabaha qarxa iyo dad la sheegay inay falal amaan darro ay ka wadeen magaalada Muqdisho.

Afhayeenka wasaaradda amniga dowladda faderaalka ee Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay dad badan oo ku howlanaa falal ammaan darro lasoo qabatay, isagoona dhanka kalle usoo jeediyay ciidamada amaanka inay dhibaatayn dadka shacabka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: