Wasaaradda amniga oo kahadashay howlgalada Muqdisho (dhegayso)

Wasaaradda amniga oo kahadashay howlgalada Muqdisho (dhegayso)

Wasaaradda amniga ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisay howlgalo ammaan oo habeenadii lasoo dhaafay ay ciidamada amaanka ay ka wadeen magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu soo qabtay saraakiil, waxyaabaha qarxa iyo dad la sheegay inay falal amaan darro ay ka wadeen magaalada Muqdisho.

Afhayeenka wasaaradda amniga dowladda faderaalka ee Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay dad badan oo ku howlanaa falal ammaan darro lasoo qabatay, isagoona dhanka kalle usoo jeediyay ciidamada amaanka inay dhibaatayn dadka shacabka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com