Ardayda Gaalkacyo ee Kaso Kala Jeeda Galmudug & Puntland oo Banaanbax Kasameyeey Gaalkcyo (Sawiro)

HomeWararka

Ardayda Gaalkacyo ee Kaso Kala Jeeda Galmudug & Puntland oo Banaanbax Kasameyeey Gaalkcyo (Sawiro)

Waxaa saaka isugu so baxay magaaladda Gaalkcyo Ardayda iskuulada sare iyo dhexe wax barta ee koonfurta Gaalkayo iyo waqooyiga Galkacyo,waxaana dhaliny

Madaxweyne Laftagareen oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay Arrinta Muqtaar Roobow
BADHAN: DHAGAXDHIG & DIB-U-HABAYN SALDHIGGA BOOLISKA (daawo)
Madaxweyne Dani oo lagu soo dhaweyeey degmadda Burtinle

Waxaa saaka isugu so baxay magaaladda Gaalkcyo Ardayda iskuulada sare iyo dhexe wax barta ee koonfurta Gaalkayo iyo waqooyiga Galkacyo,waxaana dhalinyaradan ay wateen borar ay ku qornayeen dhalinyaradu waa is dhexgalka bulshadda.

Ardaydan ayaa ahaa ujedkooda sidii labada maamul ay uga shaqayn lahayeen Nabadda isla markaana bulshadda labada dhinac u samayn lahayeen is dhex gal bulsho oo baalaran,taas oo maalmihi ugu dambeyeey ahaa gaabis.

Hoos Kadaawo Sawiradda dareenka Ardayda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0