Hay’adaha amniga oo hub iyo maandooriyeyaal kusoo bandhigay Muqdisho (sawiro)

HomeWararka

Hay’adaha amniga oo hub iyo maandooriyeyaal kusoo bandhigay Muqdisho (sawiro)

Ciidamada ammaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa kusoo bandhigay magaalada Muqdisho hub iyo maandooriyeyaal laga soo qabtay howlgalo xalay ay ciidamada ka sameeyeen magaalada Muqdisho. Wasiirka amniga dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa goob joog ka ahaa goobta lagu soo dhigayay hubka, maandooriyeyaasha iyo siliska ciidmaada.

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiye kuxigeenka koowaad Sacdiyo Salaad “Heshiiska caalamiga ah waa in la akhriyaa,

Ciidamada ammaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa kusoo bandhigay magaalada Muqdisho hub iyo maandooriyeyaal laga soo qabtay howlgalo xalay ay ciidamada ka sameeyeen magaalada Muqdisho.

Wasiirka amniga dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa goob joog ka ahaa goobta lagu soo dhigayay hubka, maandooriyeyaasha iyo siliska ciidmaada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: