Hay’adaha amniga oo hub iyo maandooriyeyaal kusoo bandhigay Muqdisho (sawiro)

Hay’adaha amniga oo hub iyo maandooriyeyaal kusoo bandhigay Muqdisho (sawiro)

Ciidamada ammaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa kusoo bandhigay magaalada Muqdisho hub iyo maandooriyeyaal laga soo qabtay howlgalo xalay ay ciidamada ka sameeyeen magaalada Muqdisho.

Wasiirka amniga dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa goob joog ka ahaa goobta lagu soo dhigayay hubka, maandooriyeyaasha iyo siliska ciidmaada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com