Wasiirka Amniga Puntland oo Amaanka Guud ee Puntland Ka Hadlay (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga Puntland oo Amaanka Guud ee Puntland Ka Hadlay (dhegayso)

wasiirka Wasaarada Amniga Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf oo Waraysi gaar ah sinayeey Maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay Amaanka Guud ee Puntland iy

Haweenka gobalka Bari oo tageeray Heshiiskii laga gaaray Arrimaha doorashooyinka (Daawo)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Saraakiisha Ciidanka xoogga & kuwa ATMIS oo ka shiray Amniga Sh/Hoose

wasiirka Wasaarada Amniga Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf oo Waraysi gaar ah sinayeey Maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay Amaanka Guud ee Puntland iyo wasaaradiisa qorshayaasha u degsan.isago si weyn uga hadlay Xaaladda Amaan.

Axmed Cabullaahi Yuusuf ayaa sheegay in hormar laga sameyeey Amaanka Guud ee Puntland ,isagoo sheegay in Ciidanka Amaanka Puntland ay xaqiijinayaan Amaanka Guud ee Puntland.

Tall Man Ayaa Xafiiskiisa ku waraystay Wasiika

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: