Wasiirka Amniga Puntland oo Amaanka Guud ee Puntland Ka Hadlay (dhegayso)

wasiirka Wasaarada Amniga Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf oo Waraysi gaar ah sinayeey Maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay Amaanka Guud ee Puntland iyo wasaaradiisa qorshayaasha u degsan.isago si weyn uga hadlay Xaaladda Amaan.

Axmed Cabullaahi Yuusuf ayaa sheegay in hormar laga sameyeey Amaanka Guud ee Puntland ,isagoo sheegay in Ciidanka Amaanka Puntland ay xaqiijinayaan Amaanka Guud ee Puntland.

Tall Man Ayaa Xafiiskiisa ku waraystay Wasiika


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com