Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyihii Waxbarashadda Gobalka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo Xilka Ka Qaaday Gudoomiyihii Waxbarashadda Gobalka Mudug (dhegayso)

Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Abshir Aw Yuusuf ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyayaashii Waxbarashada Gobolka mudug iyo

Todobaadkan iyo halganka SSC-Khaatumo iyo xoreynta degaanada maqan
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Farriin u Diray Shacabka Muqdisho (DHEGAYSO)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 45aad

Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Abshir Aw Yuusuf ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyayaashii Waxbarashada Gobolka mudug iyo degmada Gaalkacyo Bashiir Axmed khalaf iyo bashiir Cabdi Faarax Waxaana Xilalkaasi si ku kmg ah loogu sii magacaabay Maxamed Yuusuf Cali Gudoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug Cabdi jamac maxamud Gudoomiyaaha Waxbarashada degmada Gaalkacyo.

Dhinac kale Wasaaradu waxaa aqoonsigii kala noqotay 2 School oo dugsi sare oo kala ah Mideeye(Alraxma ) iyo Cabdulaahi Yuusuf oo lagu eedeyay in aysan u hoggaansami nidaamka wasaarada isla markaana buuxin Shuruuradaha dugsiyada sare .

Wariye Jaamac Ciise Ayaa Warbixin kadiyaariyeey

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: