Cajiib: Hooyo iyo Gabadheeda oo isku Mar dhalay 2 wiil & Madaxweynaha Turkiga loogu magac daray (Sawiro)

Dalka turkiga gaar ahaan Magaaladda la yiraahdo Konya waxaa isku mar laba wil ku dhalay hooyo iyo gabadheeda oo kasoo jeeda dalka siiriya.

hooyada oo 42 jir ah iyo gabadheeda oo 21 sano jir ah ayaa sadex sano kahor kasoo cararay dagaalada dalka siiriya ,kuwaas oo galay turkiga .

Dhakhaatirka cisbitaalka ay ku dhaleen hooyadan iyo gabadheeda ayaa yiri iyago ka hadlaya arintan cajiibka ah “waa wax cajiib ah oo aanan waligey maqal,saddex sano ka hor ayey ku soo qaxeen dalkeenna,manta Isbitaalka ayey labadooda ku dhaleen labo wiil”.

Hooyada iyo gabadheda ayaa lagu kala magacaaba Hooyo Fatma Birinci, halka gabadhedana la yiraahdo Birinci Midig ,waxana ay umuleen labo wiil .

wilasha ay dhaleen ayeey u bixiyeen Recep iyo Tayyip ,waxaana sidaas shaaciyeey oo an kasoo xiganay wargeyska Ensonhaber ee kasoo baxa dalka Turkiga.

Arintan ayaa laga hadal hayaa dalka turkiga ,waxaana umulisadda hooyada iyo gabadheeda oo lagu magacaabo Naim Unsal ay sheegtay inay arintan tahay mid mucjisa ah ayna wali dhicin sida ay sheegtay.

Hoos Kadaawo Sawiradda.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com