Weerar ismiidaamin oo kadhacay Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Weerar ismiidaamin oo kadhacay Muqdisho (dhegayso)

Weerar ismiidaamin ah oo khasaare kasoo gaaray dad rayid ah oo lasocday gaari nooca dadwaynaha qaada ee BL-ka loo yaqaano ayaa ka dhacay magaalada Muq

Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray colaadii Dhumey
Ra’iisul Wasaare Khayre oo sheegay in horumar laga sameeyey Amniga iyo Horumarinta dhaqaalaha dalka.
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Weerar ismiidaamin ah oo khasaare kasoo gaaray dad rayid ah oo lasocday gaari nooca dadwaynaha qaada ee BL-ka loo yaqaano ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya weerarka oo loo adeegsaday gaari wayn nooca xamuulka qaada inuu ku daba jiray gaadiid ay la socdeen ciidamada ammaanka oo ah nooca gaashaaman oo marayay degmada Xamar-wayne.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa ka waramaya

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: