Weerar ismiidaamin oo kadhacay Muqdisho (dhegayso)

Weerar ismiidaamin ah oo khasaare kasoo gaaray dad rayid ah oo lasocday gaari nooca dadwaynaha qaada ee BL-ka loo yaqaano ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya weerarka oo loo adeegsaday gaari wayn nooca xamuulka qaada inuu ku daba jiray gaadiid ay la socdeen ciidamada ammaanka oo ah nooca gaashaaman oo marayay degmada Xamar-wayne.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa ka waramaya

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com