Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray colaadii Dhumey

Ergadii ka kala timid gobolada  Mudug ,Nugaal , Sool, Cayn ,iyo dowladd deegaanka Itoobiya ayaa waxa ay heshiis hor udhac ah ay kala dhax dhigeen beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumey ee gobolka Sool.

Ergadan ayaa waxa hogaaminaya Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool garaad Wiil Waal.

Qodabadii heshiska hor udhaca ahaa ayaa waxaa kamid ahaa:

1-1-In Xabadda la Joojjiyo si shuruud ah.
2-In labada beelood ay Nabadda qaataaan
3-In gogosha xigta ee Nabadeynta la dhigo magaalada Jig Jiga ee caasimadda dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia.
5-In labada beelood ay  iska soo xulaan min 21 Xubnood oo ergo ah.
6-Iyo in ay ku soo diyaar-garooban mudda saddex cisho ah.

 

Diiwaanka warka  radio Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com