Beeraha & Beeraleyda Puntland: Sookabashada Beeraha iyo Dalagyada Beeraleyda Puntland (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Beeraha & Beeraleyda Puntland: Sookabashada Beeraha iyo Dalagyada Beeraleyda Puntland (dhegayso)

Sida aad aad la socoteen dhegaystayaal waxa aad dhegaysateen maalmihii la la soo dhaafay warbixino taxane ah oo ku saabsan xaalka beeraha iyo beeraley

CARMO | WAA KUMA CADAYLAHA MUDADA DHEER KA SHAQEEYA IIBINTA CADAYGA
NRC: Over 3,000 people a day fleeing drought in Somalia
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 8aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Sida aad aad la socoteen dhegaystayaal waxa aad dhegaysateen maalmihii la la soo dhaafay warbixino taxane ah oo ku saabsan xaalka beeraha iyo beeraleyda Puntland. Warbixinada waxaan ku iftiiminay dhibaatada beeraleyda Puntland ay kala kulmeen siirar (miro/seeds) ay qaybiyeen qaar kamid ah hay’adaha ka howlagala gobolada Puntland.

Hadaba sidee bay uga soo kaban karaan dhibtaas beeraha iyo beeroleyda Puntland, loona hormarin karaa waxsoosaarka beeraha? Waa se maxay doorka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland?

Su’aalahaasi iyo kuwo kale waxaan hordhignay aqoonyahan cQaadir Cali Samatar oo ah xeeldheere beeraha iyo abuurka beeraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: