Jaamacadda Badda Cas oo arday cusub qaadanaysa (dhegayso)

HomeWararka

Jaamacadda Badda Cas oo arday cusub qaadanaysa (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo xarumo ku leh magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bosaso ayaa sanadkan qaadatay arday cusub oo dhameeyey dugsiyada sare Puntland, kadi

Shacabka Garoowe & Arragtidooda Aqoonsiga Maamulka SSC-Khaatumo
Shacabka Muqdisho oo bogaadiyay madaxwaynaha cusub ee Puntland (dhegayso)
FAAHFAAHIN: Dagaalka Al-shabaab iyo Ciidamada (PSF) ee gobolka Bari (daawo)

Jaamacadda Badda Cas oo xarumo ku leh magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bosaso ayaa sanadkan qaadatay arday cusub oo dhameeyey dugsiyada sare Puntland, kadib markii ay u fariisteen imtixaankii aqbalaadda ee jaamacadda.

Munaasabad lagu soo dhoweynayay ardayda, dhanka kallena imtixaanka aqbalaadda ay ugu farsiinayeen ayaa maanta kadhacday xarunta jaamacadda ee magaalada Bosaso.

Qaar ka mid ah ardayda u fariistay imtixaanka aqbalaadda ayaa niyad wanaag ka muujiyay inay sanadkan ku biirayaan aradayda waxkabarata jaamacadda.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: