FAAHFAAHIN: Dagaalka Al-shabaab iyo Ciidamada (PSF) ee gobolka Bari (daawo)

FAAHFAAHIN: Dagaalka Al-shabaab iyo Ciidamada (PSF) ee gobolka Bari (daawo)

Mudo kudow hal isbuuc ah waxaa uu dagaal xoogan uu u dhaxeeyay ciidamada( PSF) ee Puntland iyo Al-shabaab, kuwaa oo deegaano hoosyimaada degmada Balidhidin ee gobolka Bari ku dagaalamay| Hadaba si aan faahfaahin uga helno waxaan ka waraysanay mid kamid ah wariye yaasha goobtaasi loo qaaday, kaas oo aan magaciisa uqarinay sababo Amni darteed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com