Jaamacadda Badda Cas oo arday cusub qaadanaysa (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo arday cusub qaadanaysa (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo xarumo ku leh magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bosaso ayaa sanadkan qaadatay arday cusub oo dhameeyey dugsiyada sare Puntland, kadib markii ay u fariisteen imtixaankii aqbalaadda ee jaamacadda.

Munaasabad lagu soo dhoweynayay ardayda, dhanka kallena imtixaanka aqbalaadda ay ugu farsiinayeen ayaa maanta kadhacday xarunta jaamacadda ee magaalada Bosaso.

Qaar ka mid ah ardayda u fariistay imtixaanka aqbalaadda ayaa niyad wanaag ka muujiyay inay sanadkan ku biirayaan aradayda waxkabarata jaamacadda.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com