Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya Yusuf Garaad oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya Yusuf Garaad oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug (dhegayso)

Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya ayaa ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Maamuladda dalka iyo xiisada u dhaxaysa Madaxda Ga

CAAWA&DALJIR C/XAKIIN XUSEEN GAROOWE (DHAGAYSI WACAN)
Kooxda Daaliban oo ku dhawaaqday dhisme Dowlad kumeelgaar ah
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya ayaa ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Maamuladda dalka iyo xiisada u dhaxaysa Madaxda Galmudug iyo khilaafka wadamadda khaliijka.

Wasiirka ayaa sheegay dhinaca kale sheegay in maamul gobaleedyada dalka aysan go ‘aan ka qaadan karin arimaha dibadda ,isla markaana dowladda dhexe ay iyadu leedahay masuuliyadda maadama ay matasho maamul gobaleedyadda.

dhegayso codka wasiirka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: