Xaflad Lagu Daahfurayeey Jaamacada Badda Cas Faraca Gaalkcyo oo Magaladdas kadhacday (dhegayso)

HomeWararka

Xaflad Lagu Daahfurayeey Jaamacada Badda Cas Faraca Gaalkcyo oo Magaladdas kadhacday (dhegayso)

Magaaladda Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa lagu qabaty xaflad lagu daahfurayay Jaamacada Badacas faraceeda magalada Galkacyo. Xaflada oo ka dhacday Hoolka jamacada badacas ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuliyiin kala Duwan oo ay kamid ahayeen mamulka Gobolka mudug kan degmada Galkacyo. Ardyada macalinta iyo mamulka jamacada. Shaafici Cabdiqaadir Warsame Ayaa Warbixintan Gaalkcyo Kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59cb6a19000100ed713dea02/warbixinta+badcas.mp3

4-SANO KADIB WAA SIDEE XAALADA QOYSASKII KU XOOLO BEELAY ABAARTII SIMA EE 2017KII? (WARBIXIN)
Madaxweyne Deni: “Kuwa mar mar dhahaya nidaamkan ha la iska daayo oo Golayaal hala sameeyo waa dad raba in ay Teendhadii Carta dalkan ku celiyaan”
Madaxweyne Waare oo xil ka qaadis sameyeey

Magaaladda Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa lagu qabaty xaflad lagu daahfurayay Jaamacada Badacas faraceeda magalada Galkacyo.

Xaflada oo ka dhacday Hoolka jamacada badacas ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuliyiin kala Duwan oo ay kamid ahayeen mamulka Gobolka mudug kan degmada Galkacyo. Ardyada macalinta iyo mamulka jamacada.

Shaafici Cabdiqaadir Warsame Ayaa Warbixintan Gaalkcyo Kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: