Xaflad Lagu Daahfurayeey Jaamacada Badda Cas Faraca Gaalkcyo oo Magaladdas kadhacday (dhegayso)

Xaflad Lagu Daahfurayeey Jaamacada Badda Cas Faraca Gaalkcyo oo Magaladdas kadhacday (dhegayso)

Magaaladda Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa lagu qabaty xaflad lagu daahfurayay Jaamacada Badacas faraceeda magalada Galkacyo.

Xaflada oo ka dhacday Hoolka jamacada badacas ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuliyiin kala Duwan oo ay kamid ahayeen mamulka Gobolka mudug kan degmada Galkacyo. Ardyada macalinta iyo mamulka jamacada.

Shaafici Cabdiqaadir Warsame Ayaa Warbixintan Gaalkcyo Kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com