Koonfur Galbeed oo laga taageeray mowqifka Khaliijka ee dowladda (dhegayso)

HomeWararka

Koonfur Galbeed oo laga taageeray mowqifka Khaliijka ee dowladda (dhegayso)

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta ku kulmay magaalada Baydhabo ayaa siwayn u taageeray mowqifkii dowladda dhexe e

Saxafiyiin Aqoon-kororsi loogu soo xiray Garoowe
Roobabkii Gu’ga iyo Geyiga Dhuludug (Puntland): 2 Juun 2019 (sawirro | muuqaal)
Taliye Odawaa oo sheegay inay baarayaan qaraxii ka dhacay Xerada tababarka Ciidamada ee Nacnaca

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta ku kulmay magaalada Baydhabo ayaa siwayn u taageeray mowqifkii dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka qaadatay khilaafka dowladaha Khaliijka.

Xildhibaanada ayaa usoo jeediyay dowlad goboleedyada inay siyaasadda dibadda uga dambeeyaan dowladda dhexe, iyagoo raacaya dastuurka dalka sida ay sheegeen xildhibaanadii hadlay.

Khilaafka dowladaha Khaliijka ayaa ka abuuray gudaha Soomaaliya khilaaf u dhaxeeya dowladda faderaalka iyo dowlad goboleedyada, kadib markii ay badi dowlad goboleedyada kahor yimaadeen mowqifkii dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka Khaliijka oo ahaa door dhexdhexaad ah.

Halkan kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: