Wafdi kasocda dal aan aqoonsi haysan oo tagay Hargaysa

HomeWararka

Wafdi kasocda dal aan aqoonsi haysan oo tagay Hargaysa

Wafdi kasocda dalka aan aqoonsiga haysan ee liberland ayaa maanta gaaray magalaada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland. Wafiga oo uu hogaaminay

Musharax Madaxweyne Puntland Cali Gaashan oo Garoowe lagu soo dhaweyeey
Koonfur Galbeed: Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo Kawada Deegaanka
Maxaa ka jira in Madaxwayne Gaas amray joojinta mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo? (dhegayso)

Wafdi kasocda dalka aan aqoonsiga haysan ee liberland ayaa maanta gaaray magalaada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Wafiga oo uu hogaaminayay madaxwaynaha jamhuuriyadda aan la aqoonsan ee Liberland Vít Jedlička ayaa waxaa soo dhoweeyey madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Somaliland labada dhinac ayaa ka wada hadlay iskaashiga dhanka hormarka iyo helidda aqoonsi caalami ah.

liberland ayaa ah jaziirad u dhaxaysa dalalka Serbia iyo Croatia, waxaana la aasaasay sanadkii 2015kii.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: