Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Arday Shahadooyin Gudoonsiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Arday Shahadooyin Gudoonsiyeey (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin camey ayaa ka qayb galay Xafladda ballaran oo ay ku qalin jabinayeen 150 Arday oo dhammaystay 8 kulli

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Siyaasi Cismaan Guure, “Dhismihii Puntland oo 18 Jirsanaysa iyo Furitaanka Dastuurka” (dhegayso)
DFS oo joojisay dulimaadyadi gudaha dalka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin camey ayaa ka qayb galay Xafladda ballaran oo ay ku qalin jabinayeen 150 Arday oo dhammaystay 8 kulliyaddood oo kala duwan .

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ,Madax kale ,Macallimiin iyo Arday ayaa goob joog ka ahaa ,kuwaas oo dhamantood goobta ka hadlay kana soo jeediyeey hadalo kala duwan.,

Kulliyaddaha Ardaydaan ka qalin jabiyeen ayaa kala ahaa

Shareecadda Islaamka
Maaraynta Ganacsiga
Maaraynta Deegaanka
Horumarinta Bulshada
Maamulka Guud
Dhaqaalaha
Qaybta Siyaasadda
Saraakiisha Caafimaadka .

Axmed Sheekeye Ayaa Warbixin ino eegaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: