HomeUncategorized

Dawlada hoose ee magaalada Galkacyo oo banaysay cooshado laga dhisay irrida hore ee cisbitaalka guud ee Galkacyo.

Galkacyo, Oct 08 – Dawlada hoose ee magaalada Galkacyo ayaa hawlgallo nadaafadeed ka fulisay qabo ka mid ah xaafadaha magaalada Galakcyo. Agagaarka iyo irrida hore ee cisbitaalka guud ee magaalada Galkacyo ayaa ka mid ah goobaha nadaafada laga bilaabay. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

DHEGEYSO-Wadahadal khadka telefanka kudhexmaraya Puntland iyo Galmudug oo burburay.
Booliska Kenya oo Dad rayid ah ku Dilay Mandheera
Shirkadaha shidaalka ka soo saaraya Puntland oo faahfaahiyay qorshaha soo saarista shidaalka.

Galkacyo, Oct 08 – Dawlada hoose ee magaalada Galkacyo ayaa hawlgallo nadaafadeed ka fulisay qabo ka mid ah xaafadaha magaalada Galakcyo. Agagaarka iyo irrida hore ee cisbitaalka guud ee magaalada Galkacyo ayaa ka mid ah goobaha nadaafada laga bilaabay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: