Ururada Bulshadda Rayidka Cabudwaaq oo Ka Hadlay Go’aankii Xaaf ee uu ku Tageeray Sucuudiga (dhegayso)

HomeWararka

Ururada Bulshadda Rayidka Cabudwaaq oo Ka Hadlay Go’aankii Xaaf ee uu ku Tageeray Sucuudiga (dhegayso)

Ururada Bulshada Rayidka ee Deegaanada Galmudug ayaa si adag uga Horyimid Go'aankii Madaxweynaha Galmudug uu ku tageeray Dowladda Sucuudiga iyo xulafa

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Laamaha Amaanka Baydhabo iyo Odayaasha oo Kulan kuyeeshay baydhabo
Muqdisho: shacabka oo siyaabo kala duwan uga hadlay khudbadi Xasan sheekh

Ururada Bulshada Rayidka ee Deegaanada Galmudug ayaa si adag uga Horyimid Go’aankii Madaxweynaha Galmudug uu ku tageeray Dowladda Sucuudiga iyo xulafadiisa ,iyado ay ku kala aragti duwanyihin Madaxda Galmudug Arimaha Khaliijka.

Ururarada Ayaa Ku Baaqay in Khilaafka Madaxda Qaab Dastuuri ah loo Xaliyo ,isla markaana aysan ficanayn xaaladdan lagu jiro inuu yimaado khilaaf Ragaadiya Maamulka Galmudug.

Warbixin Waxaa Kaso diray Cabudwaaq Cumar Laki Man

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: