HomeUncategorized

Baarlamaanka Puntland oo baaq nabadeed u diray 2-da ardaa ee ku dagaalamay Cagaarre.

Garow, Oct 04 - Golaha wakiilada ee Puntland ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku wajahan ardaayo dagaallo ku dhex mareen dhul daaqsinka ka tirsan gob

5 dhimasho ah, 5 dhaawac ah oo uu sababay qarax ka dhacay saldhiga bilayska ee magaalada Laascaanood.
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliya Shariif Xasan iyo waxgaradka beelaha Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan Puntland oo kulan ku yeeshay Garoowe.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Garow, Oct 04 – Golaha wakiilada ee Puntland ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku wajahan ardaayo dagaallo ku dhex mareen dhul daaqsinka ka tirsan gobolka Sool; baaqa oo uu ku saxiixan yahay afhayeenka baaralamaanka Puntland Md. C/rashiid M. Xirsi ayaa ugu baaqay beelaha dagaalku dhex maray in ay colaada joojiyaan, u hogaansamaan waanwaanta nabadeed ee ay Issimada iyo nabadoonadu wadaan, iyo in ay tixgeliyaan gogoshii nabadeed ee xukuumada Puntland ay hore u fidisay. Isla baaqa ayaa sidoo kale xusay dagaal 2 ardaa ku dhex maray deegaan ka tirsan gobolka Bari.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: