Waxgaradka Gobalka Karkaar oo Madaxda Puntland Talooyin usoo Jeediyeey ku Saabsan Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Gobalka Karkaar oo Madaxda Puntland Talooyin usoo Jeediyeey ku Saabsan Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

Wali Waxaa Kajira Degaanadda Kala duwan ee Puntland Kala Gurka ama Kala sooca lacagta Shiling Somaaliga ah ,taas oo saamayn ku yeelatay dadka danyarta

Deeq Raashin oo ka Timid USA ayaa la Gaarsiiyey Geesa-weyne, Waqooyiga Galgaduud
Shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaranka oo si rasmi uga Magaalada Kismaayo
Taliyihii Saldhiga Booliska Qardho oo Aas Qaran loo sameyeey (Daawo)

Wali Waxaa Kajira Degaanadda Kala duwan ee Puntland Kala Gurka ama Kala sooca lacagta Shiling Somaaliga ah ,taas oo saamayn ku yeelatay dadka danyarta ah iyo waliba Ganacsatada qaar.

Xasan gooni oo Kamid ah Waxgaradka Gobalka Karkaar oo la hadlay Radio Daljir ayaa ka hadlay Kalasoca lacagta shiling Somaaliga,isago sheegay inaysan wanaagsanayn in lakala saaro lacagta,

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa Talooyin dhowr ah usoo jeediyeey ,Taas oo ku aadan dhaqaalaha iyo Arimaha kala sooca lacagta.

Wariye Maxamuud Fantastic ayuu Qardho ugu Waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: