Iskaashatada Gaadiidka Dadwaynaha Boosaaso oo Ka Cabanaya Gawaari ay leeyihiin Shirkaddo (dhegayso)

HomeWararka

Iskaashatada Gaadiidka Dadwaynaha Boosaaso oo Ka Cabanaya Gawaari ay leeyihiin Shirkaddo (dhegayso)

Iskaashatada gaadiidka dadwaynaha ee magaalada Bossaso ayaa ka cabanaya gaadiid ay leeyihiin shirkadaha qaar oo mararka qaar ku shaqeeya gaadiidka dad

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
Martisoor: Quraanjecel iyo Waayihiisii Nolosha, Wasiirnimada iyo Waliba Waxqabadkii Xukuumadda (dhegayso)
FREEDOM AIRLINE iyo qiima-dhimista duulimaadka xajka iyo dareenka shacabka (dhegayso)

Iskaashatada gaadiidka dadwaynaha ee magaalada Bossaso ayaa ka cabanaya gaadiid ay leeyihiin shirkadaha qaar oo mararka qaar ku shaqeeya gaadiidka dadwaynaha ee BL-ka ee Bosaso ka shaqeeya.

Afhayeenka iskaashatada gaadiidka BL-ka Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Salwe) ayaa ugu horayntii ka hadlay cabashadooda waxa ay salka ku hayso.

Dhanka kalle Maxamed Finiin Yuusuf oo ah taliyeha ciidamada wadooyinka gobolada Bari iyo Karkaar ayaa isaguna digniin u diray shirkadaha qaar ee ganacsiga gaadiidkooda

Dhegaysi Wacan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: