Admiral Faarax Qare ” Badda Soomaaliya waxaa xaalufiyay doonyaha jariifka ah” (dhegayso)

HomeWararka

Admiral Faarax Qare ” Badda Soomaaliya waxaa xaalufiyay doonyaha jariifka ah” (dhegayso)

Hay'adda cilmi baarista badda Soomaaliya ayaa sheegtay dhibaatooyin baaxad wayn in lagu hayo khayraadka ku jira badda Soomaaliya. Guddoomiyaha hay'

Saraakiisha Ciidanka xoogga & kuwa ATMIS oo ka shiray Amniga Sh/Hoose
Barakacayaasha Kaamka Shabelle oo cabasho ka muujiyay nolol xumo haysata (dhegayso)
Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Hay’adda cilmi baarista badda Soomaaliya ayaa sheegtay dhibaatooyin baaxad wayn in lagu hayo khayraadka ku jira badda Soomaaliya.

Guddoomiyaha hay’addan,  Admiral Faarax Qare ayaa sheegay dhibaatooyinka inay ka imaanayso maraakiib jariif ah oo ku jira biyaha Soomaaliya.

Waxaa uu xusay in sidoo kalle in la burburiyo ugxanta kalluunka iyo noolaha kalle ee badda ku jira.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: