Admiral Faarax Qare ” Badda Soomaaliya waxaa xaalufiyay doonyaha jariifka ah” (dhegayso)

Admiral Faarax Qare ” Badda Soomaaliya waxaa xaalufiyay doonyaha jariifka ah” (dhegayso)

Hay’adda cilmi baarista badda Soomaaliya ayaa sheegtay dhibaatooyin baaxad wayn in lagu hayo khayraadka ku jira badda Soomaaliya.

Guddoomiyaha hay’addan,  Admiral Faarax Qare ayaa sheegay dhibaatooyinka inay ka imaanayso maraakiib jariif ah oo ku jira biyaha Soomaaliya.

Waxaa uu xusay in sidoo kalle in la burburiyo ugxanta kalluunka iyo noolaha kalle ee badda ku jira.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com