Maamulka Gobalka Banaadir oo Si Adag uga Hadlay Dilaal kadhaca Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobalka Banaadir oo Si Adag uga Hadlay Dilaal kadhaca Muqdisho (dhegayso)

iyado Maalmihii ugu dambeyeey dilaal kala duwan ay kadhacayeen Magaaladda Muqdisho ,kuwaas oo la geysanayeey dad shacab ah iyo Masuuliyin katirsan Dow

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo daah furay Masharuuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah
Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore oo horay wasiir kuxigeen caddaaladeed oo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin xil ku doonaya kala qaybinta bulshada.
Mareykanka oo dib u celiyay diyaarad uu saarnaa qof laga Shakiyay

iyado Maalmihii ugu dambeyeey dilaal kala duwan ay kadhacayeen Magaaladda Muqdisho ,kuwaas oo la geysanayeey dad shacab ah iyo Masuuliyin katirsan Dowladda Ayaa waxaa ka hadlay Afhayeenka Gobalka Banaadir.

Waxaa xalay kadhacay Muqdisho Kulan Muhiim ah oo udhexeya Gudoomiyaha degmooyinka Gobalka Banaadir ,waxaana hogaaminayeey Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la isla gartay amniga in uu noqdo Shaqada Koowaad ee la qabanayo.

Xalane ayaa sheegay in dhamaan Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir loogu baaqay inay ka qayb qaatan Sugidda Amaanka Caasimadda Muqdisho.

dhegayso codka Xalane

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: