Maamulka Galmudug oo la Saftay Sucuudiga Xirirkana u Jaray Qadar (Akhriso)

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo la Saftay Sucuudiga Xirirkana u Jaray Qadar (Akhriso)

Galmudug ayaa ka mid noqday Maamuladda ka goostay dhex dhexaadnimadii dowladda federaalka ka qaatay Arimaha wadamada Khaliijka gaar ahaan khilaafka Qa

Hay’adda Tayadhowrka Puntland oo baaritaan kadib shahaado siisay warshado (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Dhuusamareeb

Galmudug ayaa ka mid noqday Maamuladda ka goostay dhex dhexaadnimadii dowladda federaalka ka qaatay Arimaha wadamada Khaliijka gaar ahaan khilaafka Qadar iyo Xulafada Sucuudiga

Wareegto ka soo baxday Xafiiska maadxweynaha Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in Galmudug iyada oo ka fiirineysa xiriirka Shacbka Soomaaliyeed kala dhaxeeya Imaaraadka iyo Sucuudiga ay taageersanyihiin go’doominta Qadar.

Qoraalkan Warqada ku qornaa ayaa lagu sheegay in Dowladda dhexe ay go’aan iska gaartay iyada oo aan la tashay Dowlad Goboleedyada,taasna aysan sax ahayn sababtana tahay in xiriir Taariikhi ah Soomaaliya iyo Sucuudiga ka dhaxeeyo loona baahan yahay in dhinacaas la raaco.

Hoos ka Akhri

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: