Taliyaha Qeybta Gobalka Mudug ” Galmudug Jidkay u Gashay Dad Shacab ah Sadex Qof Ayeey Dishay Gaarigina way Gubtay ”(dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Qeybta Gobalka Mudug ” Galmudug Jidkay u Gashay Dad Shacab ah Sadex Qof Ayeey Dishay Gaarigina way Gubtay ”(dhegayso)

Fah faahin dheraad ah ayaa kaso baxaysa Dabley hubaysan oo kasoo jeeda Galmudug ayaa dilay dad saarnaa gaari rakaab ah inta u dhaxaysa Gacmafale iyo G

Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee Shirka London (daawo)
DFS oo ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed kala hadashay xakamaynta Cudurka COVID-19. (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Agaasimaha maamulka Bangiga Adduunka oo kulan ku yeeshay Geneva

Fah faahin dheraad ah ayaa kaso baxaysa Dabley hubaysan oo kasoo jeeda Galmudug ayaa dilay dad saarnaa gaari rakaab ah inta u dhaxaysa Gacmafale iyo Godad,taas oo hadda u muuqata mid meesha kasaaraysa Heshiisyadii labada dhinac horey u kala saxiixdeen.

Taliska qaybta Gobolka mudug Aadan Nuur Qaal ayaa Radio Daljir usheegay in saddex qof ay ku dhimatay weerarkaasi asagoona sheegay dadki kadanbeeyay falkaas ay u baxsadeen dhanka Gamudug,gaarigi shacabka saarnayeena ay gubeen.

Aadan Nuur Qaal Ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay ka doonayaan in Gacanta looso galiyo Puntland Maleeshiyaadkaas kadambeyeey dilka sadexda qof ee shacabka ahaa si Cadaalada loo marsiiyo.

Jamaal Faarax Aadan Ayaa Taliyaha Waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: