Qiimaha khudaarta Boosaaso oo Kor u Kacay iyo Ganacsatada oo Cabanaya (dhegayso+Sawiro)

Qiimaha khudaarta Boosaaso oo Kor u Kacay iyo Ganacsatada oo Cabanaya (dhegayso+Sawiro)

Suuqa khudaarta ee magaalada Bosaaso ayaa maanta guud ahanaba waxaan oolin qudaartii ka imanjirata dalka itoobiya sida yaanyada iyo baradhada waxaana haawanayey miisaskii qudaarta lagu iibinjiray.

kiilada yaanyada ayaa hadiiba lahelo lakala siisanaayay suuqa bosaaso 70kun oo shilinka soomaaliga taas oo udhiganta sadaxjibaar qiimihii awal lasiisanjiray.

hoos kadhegayso Warbixin uu Xasan Heykal Bosaaso kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com