HomeUncategorized

Dawlada Puntland oo cambaaraysay weerarkii & qaraxyadii hutel Muna, tacsina u dirtay ehelada & shacabka Muqdisho.

Garowe, Aug 25 - Wasiirka warfaafinta ee Puntland C/xakiim M. Guuleed oo saxaafada la hadlay ayaa cambaareeyey weerarkii iyo qaraxyadii shalay lagu q

Madaxweyne Xasan oo Soo Dhaweeyay in Dib loo Fasaxay Xawaaladihii Somaalida ee Kenya
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl.
Dhagayso Warkii Caawa Radio Daljir 23, Febru, 2016 – Wariye Axmed Maxamed Khaliif

Garowe, Aug 25 – Wasiirka warfaafinta ee Puntland C/xakiim M. Guuleed oo saxaafada la hadlay ayaa cambaareeyey weerarkii iyo qaraxyadii shalay lagu qaaday hutel Muna ee magaalada Muqdisho aynu ku geeriyoodeen ku dhawaad 40 qof, halka tiro boqol ku dhawna ay dhaawacyo ka soo gaareen. Md. Guuleed ayaa sidoo kale tacsi u diray ehelada iyo shacabka Muqdisho.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: