Dowladdaha Ugandha iyo Somaaliya oo Kawadda Hadlay Howlgalka AMISOM

HomeWararka

Dowladdaha Ugandha iyo Somaaliya oo Kawadda Hadlay Howlgalka AMISOM

Madaxweynaha dalka Uganda,Yoweri Museveni iyo Danjiraha Maraykanka u joogta Xarunta QM, Nikki Haley ayaa xalay kulan ku yeeshay Aqalka Uganda ee ku ya

Wadooyinka Muqdisho qaar oo xiran maanta & shacabka oo ka hadlay
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
MADAXWEYNE DENI OO XALAY SOO SAARAY 6 DIGREETO, 26 XILNA MAGACAABAY

Madaxweynaha dalka Uganda,Yoweri Museveni iyo Danjiraha Maraykanka u joogta Xarunta QM, Nikki Haley ayaa xalay kulan ku yeeshay Aqalka Uganda ee ku yaalla magaalladda New York.

Museveni waxa uu Nikki Haley warbixin ka siiyey Xaalladda Ammaanka ee dalalka Somalia, South Sudan iyo Burundi iyo heerka uu marayo Hawlgalka AMISOM.

Danjiraha Maraykanka u joogta Xarunta QM, Ambassador Nikki Haley waxay amaantay Kaalinta ay Dowladda Uganda ka qaadanayso Hawlgalka AMISOM iyo dadaalka lagu doonayo Nabad iyo Deganaansho ka tisqaada Somalia iyo South Sudan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: