HomeUncategorized

Waraysiyo ku saabsan iska-horimaad ku dhex maray Khayr-seexay, ee duleedka Garowe, dablay beeleed & ciidanka amniga ee Puntland.

Buuhoodle, Aug 16 – Kayse Cabdi Yusuf oo beeniyey in uu heshiis dhex maray garabka Badbaado & kan garabka Xagalatoosiye …– Garaad C/llahi C. Ciid & Kaliif Aw-Cali oo baaq nabadeed u diray iska-horimaadka ka dhacay Khayr seexay … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

7 ruux oo ku dhintay dirir Beeralay ku dhexmartay Hiiraan iyo dhaawacyo loo qaaday Beledweyne
Wasiirka Gaashaan dhiga Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo sheegay in ay wadanka Turkigu ugu deeqay tababaro Ciidan.
Puntland oo shaacisay 34 shirkadood oo ku tartamaya dhismaha garoonka Boosaaso (Dhegeyso)

Buuhoodle, Aug 16 – Kayse Cabdi Yusuf oo beeniyey in uu heshiis dhex maray garabka Badbaado & kan garabka Xagalatoosiye …
– Garaad C/llahi C. Ciid & Kaliif Aw-Cali oo baaq nabadeed u diray iska-horimaadka ka dhacay Khayr seexay …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: