Site icon Radio Daljir

Waraysiyo ku saabsan iska-horimaad ku dhex maray Khayr-seexay, ee duleedka Garowe, dablay beeleed & ciidanka amniga ee Puntland.

Buuhoodle, Aug 16 – Kayse Cabdi Yusuf oo beeniyey in uu heshiis dhex maray garabka Badbaado & kan garabka Xagalatoosiye …
– Garaad C/llahi C. Ciid & Kaliif Aw-Cali oo baaq nabadeed u diray iska-horimaadka ka dhacay Khayr seexay …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Exit mobile version