HomeUncategorized

Ducaysane, xiriiriyaha barnaamijka la dagaalanka burcad badeeda oo ka xog waramay qorshaha dabargoynta burcad badeeda.

Garowe, Aug 08 – C/risaaq Maxamed Dirir ‘Ducaysane’, agaasimaha barnaamijka la dagaalanka burcad badeeda ee dawlada Puntland ayaa maanta shir jaraa’id kaga xog waramay raadka xun ee burcad badeeda, qorshaha dawlada Puntland iyo saamaynta bulsheed ee ummadda. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

5 dhimasho ah, 5 dhaawac ah oo uu sababay qarax ka dhacay saldhiga bilayska ee magaalada Laascaanood.
Baahin: Axad, Jun 05, Weriye Axmed Sh. Tallman ~ Daljir ~ Bossaso. Khilaafaadka madaxda dawlada federaalka ah oo sii kordhaya & beesha caalamka ku wareersan xaalda Somaliya; Prof. Juriile ayaan ka waraysanay … M/weynaha Puntland oo walaac ka muujiyey in rabshadaha ka socda dalka Yamen ay ku soo fatahaan Puntland … ?Somaliland waxay garab buuxa siisaa kooxda Al Shabaab ee ku sugan Galgala? Dabayl, guddoomiyaha gobolka Sanaag … Puntland oo sheegtay in amniga gobolla Puntland ay wax weyni iska badaleen, uuna ka soo raynayo …
WAR SAXAAFADEED-Dowladda Puntland oo kahadashay dagaalka Galkacyo.

Garowe, Aug 08 – C/risaaq Maxamed Dirir ‘Ducaysane’, agaasimaha barnaamijka la dagaalanka burcad badeeda ee dawlada Puntland ayaa maanta shir jaraa’id kaga xog waramay raadka xun ee burcad badeeda, qorshaha dawlada Puntland iyo saamaynta bulsheed ee ummadda.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: