Axmed Madoobe oo Booqday Darbiga ay kenya kadhisayso Xuduudka Somaaliya & Kenya (Sawiro)

HomeWararka

Axmed Madoobe oo Booqday Darbiga ay kenya kadhisayso Xuduudka Somaaliya & Kenya (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beledxaa

Oday Qaybdiid, Gud. Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Daljir uga Waramay Diidmada Shirka Dastuurka (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 12aad – dhegayso/daawo)
Maxay dowladda Soomaaliya uga jawaabtay Go’aankii ka soo baxay maxkamada ICJ? (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan.

Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu tagay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: