Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: “Weli Lama Hubo Dhawaaca Muruqa Dembélé” (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: “Weli Lama Hubo Dhawaaca Muruqa Dembélé” (dhegayso)

Kulamo horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, waxayna ahaayeen kuwo xiiso badan. Dhanka kale waxaa la sugayaa kulamada la ciyaari doono gaar ahaan mid

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Waa Arsenal fkf Manchester United! (dhegayso)
Heung-Min Son & Dele Alli oo Hogaaminaya Xidigihii Ugu Karitida Badnaa Kulamadii 32 ee EPL

Kulamo horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, waxayna ahaayeen kuwo xiiso badan. Dhanka kale waxaa la sugayaa kulamada la ciyaari doono gaar ahaan midka dhexmari doona kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo isku magaalo ka wada daaqa.

Kooxda Reer Spain ee Barcelona ayaa warbixin caafimaad oo hordhac ah ka soo saartay dhaawicii xiddiga kooxda, Ousmane Dembélé, kaas oo ka soo gaaray kulankii Getafe ay la ciyaarayeen.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: