Khudbadda Madaxweynaha Cusub ee Hiirshabeele Waare (dhegayso)

HomeWararka

Khudbadda Madaxweynaha Cusub ee Hiirshabeele Waare (dhegayso)

Madaxweynaha Cusub ee Maanta lagu doortay Jowhar Maxamed Cabdi Maare ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kajeediyeey madasha doorashada,isago ka ha

QM oo war ka soo saartay Qarax Muqdisho ka dhacay
FALANQEYN: Rajada shirka Muqdisho laga qabo iney madaxdu ku heshiiyaan (daawo)
Guddiga Fulinta Xisbiga DDS oo go’aanshay diidmo EPP Xisbiga cusub ee Abiy Axmed

Madaxweynaha Cusub ee Maanta lagu doortay Jowhar Maxamed Cabdi Maare ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa kajeediyeey madasha doorashada,isago ka hadlay marxaladihii kala duwan uu soo maray Maamulka Hiirshabele.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dabaaldegyada ka socda deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle in ay ku saleysan yihiin, in ay tahay imtixaan uu u galay ku guuleysashada Madxweynaha Maamulkaas.

dhegaysi wacan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: