Dagaal Saaka Dhexmaray Ciidamo kawadda Tirsan Dowladda Somaaliya

HomeWararka

Dagaal Saaka Dhexmaray Ciidamo kawadda Tirsan Dowladda Somaaliya

Wararka ka imaanaya Caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas saaka Xili hore uu dagaal xoogan dhexmaray ciidamo kawadda tirsan dowladda federaalka

Taliska Ciidanka DFS oo sheegay inay furayaan wadooyinka Muqdisho ee xiran (dhegayso)
Garowe lagu qabtay Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka HIVS/ AIDSka (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas saaka Xili hore uu dagaal xoogan dhexmaray ciidamo kawadda tirsan dowladda federaalka Somaaliya.

Dagaalka ayaa wuxuu dhexmaray sida saraakisha ay shegeen Ciidamadda Xasilinta Caasimada iyo kuwa katirsan miletiriga Somaaliya,waxaana dagaalku uu socday saacado kooban.

inta la ogyahay Sadex Askari ayaa ku dhintay dagaalkaas saaka kadhacay halka loo yaqaan Xaafadda Haanta dheer ,mana jirto wax masuul ah oo ka hadlay dagaalkaa saaka dhexmaray ciidamadaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: