Taliska Ciidanka DFS oo sheegay inay furayaan wadooyinka Muqdisho ee xiran (dhegayso)

Taliska Ciidanka DFS oo sheegay inay furayaan wadooyinka Muqdisho ee xiran (dhegayso)

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in taliska Booliska ay la imaan doonaan qorshe cusub oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka Magaalada Muqdisho.

Warbixintan Wariye Wardo Carab ayaa faahfaahinaysa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com